King County Navigation Bar (text navigation at bottom)
Public Health - Seattle & King County
Site Directory

Public Health Webpage Directory

Public Health Center & Office Locations

For Care Providers

Health Advisories & Resources

For Educators

Health Educators Toolbox

About Us

History & Profile

Jobs

Employee Directory

Contact Us

Public Health
Seattle & King County
401 5th Ave., Suite 1300
Seattle, WA 98104

Click here to email us

Phone: 206-296-4600
TTY Relay: 711

magnifying glass Advanced Search
Search Tips
Home » Disaster response » Hidden water supplies (in Somali)

Disaster response
Dhaqsi u helidda qalabka biyaha ee qarsoon

gray bullet

Waa maxay qalabka biyaha ee qarsoon?

gray bullet

Waa maxay asalka qarsoon ee biyaha aqalkaaga?

gray bullet

Waa maxay asalka biyaha qarsoon ee dibedda aqalkaaga?

gray bullet

Waa maxay asalka biyaha ee laga fogaado?


Waa maxay qalabka biyaha ee qarsoon?

Qalabka biyaha ee qarsoon waa meelo aan caadi ahayn ee biyo laga helo haddii ay biyaha kaa dhammaadaan. Qalabka biyaha si dhaqsiyo ah ayuu ku halaabi karaa taasoo keeni karta in waxyeelloobo qalabka caadiga ah ee biyaha.

Waa maxay asalka qarsoon ee biyaha aqalkaaga?

  • Biyaha waxaa laga sii deyn karaa halka hoose ee haanta kuleylisada. Xaqiiji in korontada iyo/ama gas-ka ay dansan yihiin inta aadan biyaha ka daadin. Biyaha ku daadi weel lagu kaydiyo.
  • Biyaha waxaa laga sii deyn karaa dhuumanka aqalka gudihiisa. Fur dhuun biyo ku taal dabaqa sare ee aqalkaaga. Kaddibna waxaad tagtaa dhuun biyo eey kuu ag taal qaybta aqalkaaga ugu hooseysa. Fur dhuunta oo ka sii daa biyaha aad doonaysid weelka aad u baahan tahay.
  • Biyaha ku jira weelka kaydka suuliga, ama haanta kaydka, waxaa la isticmaali karaa haddii aan kiimiko lagu darin haantani. Ha isticmaalin biyahani haddii midabkoodu yahay baluug taasoo ay keenayso in kiimiko la isticmaalay.
  • Biyaha lagu kaydiyo baraf dhaliyaha qaboojiyaha waa la isticmaali karaa.

Waa maxay asalka biyaha qarsoon ee dibedda aqalkaaga?

  • Waxyaabahani ayaa loo tixgelin karaa in ay yihiin kuwo muhiim ah, hase ahaatee, waxaa laga yaabaa in ay ku jiraan kiimiko iyo baktiiriya halis u noqon karta caafimaadkaaga.
    • Biyaha xareedda
    • Webiyada iyo Ilaha
    • Warta
    • Harada
    • Ilaha biyuhu ku burqadaan
  • Kari biyaha meelahani ugu yaraan 10 daqiiqadood ka hor inta aadan cabin.
  • TAXADDIR: Sunta kiimikada karis kuma ay ku baxayso.

Waa maxay asalka biyaha ee laga fogaado?

Ka taxaddir biyo ay ku jiraan waxyaabo adag, uraya, ama midabkoodu madow yahay.

Updated: Friday, July 07, 2006 at 04:32 PM

All information is general in nature and is not intended to be used as a substitute for appropriate professional advice. For more information please call 206-296-4600 (voice) or TTY Relay: 711. Mailing address: ATTN: Communications Team, Public Health - Seattle & King County, 401 5th Ave., Suite 1300, Seattle, WA 98104 or click here to email us.

King County | Public Health | News | Services | Comments | Search

Links to external sites do not constitute endorsements by King County.
By visiting this and other King County web pages, you expressly agree to be bound by terms
and conditions of the site. The details.